{DAAWO MUQAALKA} Waxgaradka Gobolka Ceyn oo si adag Uga Hadlay Dagaalka Tuka Raq

0
761

Waxgaradka Gobolka Ceyn oo si adag Uga Hadlay Dagaalka ka socdo degaanka Tuka Raq ee u dhaxeeyo maamulada Puntland iyo somaliland,

Cuqaasha iyo waxgaradka ka sojeedo Gobolada SSC ee ku kulanka ku yeeshatay Magaalada Buhoodle ayaa labada dhinac ugu baaqay in ay ciidamadooda Kala baxaan tuka raq,

 

HOOS KA DAAWO GO AANKA WAXGARADKA