{DAAWO SAWIRADA} Dowladda Belgiumka Oo Ka Qeyb Qaadaneysa Qalabeynta Ciidanka Booliska Soomaaliya

0
513

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” oo uu wehliyey Taliyaha hoggaanka baarista Dambi baarista ee C.I.D S/guuto Saciid Axmed Kadiye, ayaa maanta  kulan la qaatay Masuuliyiin ka socda Dawladda Belgium oo lagu kala magacaabo Micheal iyo Alfonso, kuwaasi oo magaaladda Muqdisho soo gaaray.

Kulankaasi, ayaa sidoo kale waxaa goob joog ahaa Madaxa Howlgalka EUCAP Ms Maria Cristina Stepanescu iyo Saraakiil kale, waxaana ay kawada hadleen Qodobo dhowr ah oo arrimaha Soomaaliya Quseeya.