MUQAALKA:.Gudomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Manta Gaaray Degmada Buulo Burde Ee Gobolka Hiiraan

0
906

Gudoomiyaha Degmada Buulo Burde Cabdi Daahir Guure ayaa ugu horeeyn gudoomiyaha gobolka hiiraan kusoo dhaweeyey degmada waxaana uu ka warbxiyey baahiyaha ka jira degmada isla markaana u baahan in wax laga qabto.

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdullahi axmed Maalin ayaa u mahad ciliyey dhacabkii manta kusoo dhaweeyey degmada buulo burde waxaana uu sheegay in degmada buulo burde ay ka hir galin doonan mashaariic waa weyn ee loogu tala galay shacabka ku nool degmadaasi