{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Soomaliya oo dhagax dhigay Tiyaatarka Qaranka

0
144

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay Tiyaatarka Qaranka oo dib u dayatir lagu sameyn doono.

Waxaa uu sheegay Madaxweyne Farmaajo in tiyaatarka Qaranka lagu dhisi doono Ololaha Isxilqaan oo dhawaan ay ku dhawaaqday dowladda Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here