{DAAWO SAWIRADA} Qalbi-Dhagax Oo Gaaray Magalada Kismaayo

0
234

Magalad Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa maanta gaaray oo siweyn loogu soo dhaweeyay Cabdi Kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax oo ka mid ah Saraakiisha Ururka ONLF.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland iyo Shacabka Magalada Kismaayo ayaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeysy Qalbi-Dhagax,iyada oo intaasi kadib la geeyay Xarunta Madaxtooyada Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here