{DAAWO SAWIRADA} Shacab falastiiniyiin ah oo lagu dilay dibad bax ka dhacay Gaza

0
181
A medic tends to a wounded Palestinian during a protest at the Israel-Gaza border, in the southern Gaza Strip July 27, 2018. REUTERS/Ibraheem Abu Mustafa

Ciidamada Israel ayaa waxay dileen 6 rruux oo falastiini ah oo laba ka mid ah ay ahaayeen wiilal aan qaan gaar aheyn kuwaasi oo ka mid ahaa dad dibad baxayaal ah oo salaadii Jimce kadib isugu soo baxay xeyndaabka israel ee bariga magaalada Gaza.

Arintaan ayaa waxaa warbaahinta u xaqiijiyay afhayeenka wasaarada caafimaadka Ashraf al-Qidra.

Dadkaan ayaa afar ruux oo ka mid ah waxaa lagu dilay bariga Al-Bureij.

Dibad bixii maanta ayaa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay 252 kuwaasi oo 154 ka mid ah si toos rasaas lagu toogtay sida laga soo xigtay Ashraf al-Qidra.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here