Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

0
110

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib booqasho ay ku tageen dalka sacuudiga.

Wafdiga ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan-cadde ku soo dhaweeyay Xildhibaano iyo Xubno ka tirsan golaha Wasiirada Soomaaliya.

Wasiirka warfaafinta soomaliya ayaa ka hadlay safarkaii Ra’isul wasaaraha uu ku tagay sacuudiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here