{DAAWO SAWIRADA} Tababar Loo Soo Xiray Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Dowladda Soomaaliya

0
86

Tababarkaan oo socday mudo todobaad ah ayaa waxaa Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoos loogu soo geba gabeeyay Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta Puntland.

Gaba gabadii ayaa loo qabtay xaflad ay ku soo bandhigayeen ciidanka waxyabihii ay ka faa’iidieeystaan intii u socday tababarka ay ku baranayeen gar gaarka dag daga ah ee loo fidiyo ciidanka ku jira furumiha dagaalka .

Saraakiishii munaasabada ka hadashay waxaa ka mid ahaa abaanduulaha guutada 11aad qaybteeda 43-aad  Col, Cabduqaadir Shiine,waxaan auu sheegay in tababarkaan uu ahaa mid muiimad weyn u lahaa Ciidamada Dowladda iyo kuwa Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here