{DAAWO SAWIRADA} Wasiirka Difaaca Turkiga Oo Booqday Saldhiga Turkiga Ee Muqdisho

0
98

Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Difaaca dalka turkiga oo booqasho ku jooga Magalada Muqdisho ayaa Maanta waxa ay booqdeen Saldhiga Weyn uu Turkiga ku leeyahay Magalada Muqdisho.

Booqashadaan ayaa Wasiirka Difaaca dalka  Turkiga Ulusi Akar waxaa ku wehlinayay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed(Amar dambe) iyo Saraakiil kale. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here