{DHAGEYSO} Xildhibaan katirsan maamulka Hirshabeelle Oo lagu dilay muqdisho

0
95

Xidhibaan cabdi wali maxamed ibraaahim oo ka mid ahaa mudanayasha baarlamaanka maamulka hirshabelle  ayaa galabta  ku geeriyooday magalada muqadishu ka dib markii garigiisa loogu soo xiray waxyabaha qarxa

Gariga xidhibaanka oo qarax lagu xiray ayaa maryey  Iridda Hore ee Maqaayadda London Gate oo ku taalla meel u dhow Beerta Nabadda ee Magaalada Muqdisho.

Xidhibaan maxamed yusuf collow ka mid ah xidhibaanada maamulka hirshabele oo la hadaly  idacada hiraanweyn ayaa ka hadaly geerida naxtinta  leh ee  ku timid  allaha unaxariistee xilidhbaan cabdi wali maxamed ibaraahim waxana uu sheegay in uu ahaa marxuunku shaqsi wanaagsan isla markaasne birito ey usameyndoonaan aas qaran

Waxa bilooyinkaan  danbi soo badanayey  dilalka loo geysto xidhibaanada baarlamaanka maamulka hirsshabele

Taasoo cabsi ku beerayso xidhabaanada maamulka hirshabeele maddama ey san jirin cid si gaara amnigooda u sugta

HOOS KA DHAGEEYSO CODKA XILIDHIBDAANKA

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here