WAR DAG DAG AH Qarax Qasaare Geestay Oo Goordhow Ka Dhacay Magalada Muqdisho

0
95

Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay Bartamaha laamiga ee Magalada London Gate oo ku taalla degmada Xamarweyne Gobolkan Banaadir.

Dad Gobjoogayaal ah ayaa Hiiranweyn  wax ay u sheegeen in Gaariga uu ahaa mid qaraxa lagu xiray,isla markaana markii uu marayay afaafka hore ee Maqaayada London Gate uu qarxay.Waxana lasheega yaa  in Gaariga uu watay Xildhibaan ka tirsan Maamulka hir-Shabeelle,isla markaana qaraxaasi uu ku dhintay.asiga iyo darawalkii wadaday gariga

 

waxii Faah faahinta warkaan kala socda

Hiiraanweyn .com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here