{AKHRISO} Guddoomiye Mursal oo shaaciyey in laga tanaasulay Mooshinkii Madaxweynaha

0
125

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa goor dhoweyd soo saaray qoraal uu ku sheegay in Mooshinkii Madaxweynaha ay ka tanaasuleen xildhibaanadii keenay.

Qoraal ka soo baxay Guddoomiye Mursal ayaa lagu sheegay wadaxaajood kadib in la iska gartay in laga wada shaqeeyo danta dalka, isla markaana xildhibaannadii keenay Mooshinka ay soo jeediyeen inay ka tanaasulaan, sidaas darteedna eedeyntii sharci jebinta ee loo jeediyey Madaxweynaha ay burtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here