DAAWO: Qaabkii ay u dhacday Doorashadda Madaxtinimada Koonfur Galbeed

0
225

Cabdicasiis Xasan Maxamed oo si weyn loogu saadaalinaayay in uu noqon doono Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa goor dhow ku guuleysatay doorasho ka dhacday magaalada Baydhabo.

Lafta Gareen ayaa kusoo baxay Wareegga Koowaad ee doorashadda maamulka Koonfur Galbeed, waxaana uu helay Codad dhan 101 Cod sidda ay xaqiijiyeen Guddiga doorashooyinka maamulka Koonfur Galbeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here