{DAAWO SAWIRADA} Codeynta Wareega koowaad ee Doorashada KG oo Socota.

0
174

Wareega koowaad ee Codeynta xildhibaanada Baarlamaanka maamulka koofur Galbeed Soomaaliya ayaa hada waxaa ay ka socotaa Magaalada Baydhabo ee Gobalka Bay.

Hoolka doorashada ay ka dhacayso  ayaa waxaa  ku sugan  guud ahaan musharixiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Sidookale Waxaa doorashada korjoog ah ka ah Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya iyo xildhibaanoka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here