DAAWO VIDEO: Musharax Jabiye Oo Weerar Afka ah Ku Qaaday Madaxweynaha Puntland, Kana Dhawaajiyey Arimo Xasaasi ah

0
361

Musharax Jebiye oo kamid ah musharaxiinta u taagan doorashada Puntland ayaa khudbad qiira ggalisay dadkii ka qeyb galay xaflad loogu qabtay Magaalada Garawe ku weeraray madaxweynaha talada haya ee  Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu shegay inu hor istaagay qorshe muhiim u ahaa sgacabka reer Puntland mudadii u xilka hayey.

Jebiye ayaa shaaca ka qaaday in madaxweyne Gaas uu xeebaha Puntland keenay kaluumeysato shisheeye taa badel kedana uu hor istaagay hormaraka kaluumeysatada degaanada Puntland waxana arinkaas u riyaaqay dhalinyaradii ka qeyb gashay xalada.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here