DAAWO VIDEO: Wiil u Dhalay Marxuum Wariye Cawil Dahir Salad Oo Ka Hadlay Geeridii Aabihiis & Daren Muruga leh

0
666

Bile Cawil Daahir Salaad oo ah wiil uu dhalay alla ha u naxariiste marxuum wariye Cawil oo manata ka hadlay munaasabad loogu duceynayay oo lagu qabtay muqdisho ayaa ka dhawaajiyey erayo dareen iyo qiira galiyey dhamaan dadkii ka qeyb galay kulanka.

Bile Cawil Dahir Salad ayaa madasha ka sheegay xasuusihii uu kaga tagay aabihii Cawil Daahir Salaad taas oo saameysay qalbiyada dadkii ka qeyb galay.

HALKAN HOOSE KA DAAWO: