DEG DEG Qarax Khasaaro Geeystay Oo Ka Dhacay Baladweyne

0
187

Qaraxan oo lala beegsaday hooyga uu baladweyne ka daganyahay  Gen mukhtaar xuseen afrax ayaa inta la ogyahay waxaa ku geeriyooday  qof dumar waxaana jira sidookale dhawac soo gaaray dad shacab ah iyo dadkii joogay guriga uu qaraxa ka dhacay.

Wararka aan la xaqiiji ayaa sheegaya in qaraxa lagu xiray gaari uu wada jiray Gen mukhtaar xuseen iyo gudoomiyihii hore ee gobolka hiiraan Cumar Baadiyoow.

Halka wararkale ay sheegayaan in qaraxa la dhigay afaafka laga galo Guriga

Waxii Kusoo Kordho kala Soco hiiraanweyn.net

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here