Lafta Gareen oo Hoggaaminaya Doorashadda Koonfur Galbeed

0
173

Waxaa ka socota Magaalada Baydhabo tirinta Codadka Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ay ka dhiibteen doorashadda Madaxtinimada .

Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen oo ka mid ahaa Shaqsiyaad dowladda dhexe lagu eedeeyay in ay wadato ayaa hadda Hoggaaminaya Codadka la tiriyay , waxaana doorashadda ay Muuqataa in loo  gudbin doono Wareegga Labaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here