Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamanka Puntland oo lagu dhawaaqay

0
184

Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da xubnood ee Baarlamanka cusub ee Maamulkaas.

Guddiga oo in mudda ah ku hawllanaa xallinta kuraasta la isku’ haysto ee xubnaha doonaya Golaha wakiilada ayaa sida wararku sheegayaan soo geba-gabeeyay hawshaasi

Hal todobaad ayaa ka harsan doorashada madaxtinimada Puntland ee ku muddaysan 8-da Jennaayo 2019, waxaana xildhibaannada cusub ee lagu dhawaaqay ay dooranayaan madaxweynaha cusub ee Puntland hogaamin doona shanta sano ee soo socota.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here