Maamulka Puntland Oo shaqaalaha & masuuliyiinta DFS ka mamnuucday deegaanadeeda

0
190

War qoraal ah oo ay soo saareyn guddiga amniga Puntland oo ku shiray Magaalada Garoowe ee xarunta  Maamulkaasi ayey ku sheegeen in ay shaqaalaha iyo masuuiliyiinta dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ka mamnuuceen deegaanada maamulkaasi.

Waxa ay warkooda ku sheegeen in ay shaqaalaha iyo masuuliyiinta dowladda ay kaga mamnuuceen deegaanada maamulkaasi arrimo la xiriira doorashada oo dhawaan loo madalsanyahay.

Halkaan hoose ka akhriso qoraalka ay guddiga amaniga Puntland kaga mamnuuceyn deegaanada maamulkaasi shaqaalaha dowladda Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here