Wararka WAR DEG DEG AH: Qarax goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho By admin - December 21, 2018 0 155 Share on Facebook Tweet on Twitter Qarax xooggan ayaa goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Qarax ayaa la sheegay inuu ahaa baabur lagu xiray waxyaabaha qarxa, waxaana uu ka dhacay bar kontrool oo ku taalla isgoyska ee Magaalada Muqdisho