{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Jubbaland oo dhagax dhigay Dugsi Ciidan

0
82

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha dugsiga tababarka Ciidanka Darawiishta Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Degmada Afmadow.

Madaxweynaha oo ay wehelinayaan wasiiru Dowlaha Amniga Isaaq Maxamed Xasan Sarakiisha ugu saraysa Ciidamada ayaa u kuur galaya qaabka loo dhisayo dugsigan oo noqon doona midka ugu tayada wanaagsan ee lagu tababari doono Ciidamada Darawiishta halkaas oo ay ku qaadan doonan Casharo lagu dhisayo garaadkooda iyo jidhkoodaba

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here