DAAWO VIDEO: Guddoomiye ku Xigenka G/ Doorashoyinka Oo Ka Hadlay Xil Ka Qaadistii Lagu Sameyay & Arima Xasaasi ah

0
227

Kadib markii maallinti shalay guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ay xilka ka qaaden Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Sayid Cali Sheekh Maxamed isla mar ahaantana laga saaray xubinnimadi gudiga ayaa gordhaw waxa shir jara’id. Qabtay gudoomiye Sayid.

Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Sayid Cali Sheekh Maxamed ayaa shirkiisa jaraa’id shaaca kaga qaaday arimaha lagu haysto iney yihiin waxba kama jiraan isla markaana uu jiro khilaaf xoogan oo ka dhex taagan wada shaqeynta gudiga, waxana uu iftiimiyay arimo qarsoonaa.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here