DAAWO VIDEO: Sheikh Kenyaawi Oo Booqday Dadkii Ku Dhaawacmay Isburashadii Ka Dhacday Maxadaradii Cafi Walaalka

0
225

Malyuun oo kamid aheyd dadkii shalay ku dhaawacmay isbuurashadii shalay ka dhacday muxaadero uu qaban lahaa sheikh Maxamed ibraahim Kenyaawi ayaa waxa isbitaalka lagu dabiibayo ku booqday sheikh maxamed ibraahim kenyaawi.

Sheikh Maxamed Kenyaawi ayaa alle uga baryay inuu siiyo caafimaad deg deg ah dadkii wax yeeladu kasoo gaartay isbuurashadii ka dhalatay rasaas lagu riday dadkii ka qeyb galayay muxaadara ciwaankedu ahaa cafi walaalka oo ka dhici laheyd muqdisho.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here