War Deg Deg Qarax Gaari Oo Goordhow Ka Dhacay Magalada Muqdisho

0
95

Qaraxan oo ahaa mid  xoogan ayaa jugtiisa inta badan laga maqlay degmooyinka Gobolka Banaadir.

waxaana la sheegay In uu ka dhacay maqaada the Village oo ku taalla inta u dhaxeysa Digfeer iyo Banaadir.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa uu ku qarxay barxada  gawaarida la dhigto ee maqaayada the Village.

Khasaaro ayaa la sheegayaa in uu ka dhashay qaraxaas.  Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa xiray Wadada soo gasha Maqaayada  waxana sidoo kale goobta gaaray Gawaarida Gurmadka deg dega ee Ambulance.

Waxaii kusoo kordho kala soco hiiranweyn.net

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here