Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo guddoomiye ku-meel-gaar ah doortay

0
180

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Puntland ee maanta lagu dhaariyay Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa doortay Gudoomiye ku meelgaarka ah si uu si waddo howlaha Baarlamaanka.

Waxaa guddoomiyaha kumeelgaarka ah ee Golaha Wakiilada Puntland loo doortay Xildhibaan Xuseen Xaaji Yaasiin oo noqday qofka ugu da’da weyn, wuxuuna xilkan sii haynayaa inta laga soo dooranayo gudoomiyaha rasmiga ah ee Golaha.

Saddexda Bishaan ayaa lagu waddaa in magaalada Garowe ay ka dhacdo doorashadda Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here