Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo Garoowe soo gaaray

0
114
Wafdi Xildhibaanno ah oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray magaalada xarunta ah ee Garoowe,halkaa oo lagu soo dhaweeyay.

Wafdiga waxaa ka mid ah Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi iyo Xildhibaan Cali Yuusuf Cali Xoosh oo ka mid ah xildhibaannada federaalka ee laga soo doorto Puntland.

Xildhibaannada ayaa sheegay inay usoo gaareen magaalada Garoowe, maaddaama lagu jiro xilli doorasho,iyagoo ka mahadceliyay sida lagu soo dhaweeyay magaalada Garoowe.
Dhowaan ayaa Puntland soo saartay qoraal ay ku mamnuucayso imaanshaha madaxda Federaalka inta ay socoto doorashadu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here