DEG DEG+DAAWO: R/Wasaare Khayre Oo Sheegay Heshiiskii Uu La Gaaray Axmed Madoobe

0
118

R/wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre oo xaflad sagootin ah habenkii xalay ahaa loogu sameyay magaalada kismaayo ayaa shaaca ka qaaday iney heshiis wada gaaren maamulka Jubaland iyo dowlada faderaalka Somalia.

R/wasaare Khayre oo khudbad ka jeediyay xafladii sagootinta oo ay ka qeyb galen shacabka reer kismaayo ayaa ka hor sheegay iney is fahmen Axmed Madoobe iyo wafdigiisii isla markaana uu dhawaan madaxweynaha jubaland uu tagi doono Kismaayo.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here