Home Arimaha Bulshada Faahfaahin Qarax Miino ah oo Kadhacay Muqdisho

Faahfaahin Qarax Miino ah oo Kadhacay Muqdisho

0
147

Sidda Idaacadda hiiraanweyn ay u xaqiijiyeen dadka degaanka Qaraxa oo ahaa Miino ayaa ka dhacay meel u dhow Isgoyska bakaaraha ee Muqdisho, waxaana qaraxday miino la geliyay Goob qashin qub ah.

Goobta uu Qaraxu ka dhacay ayaa meel ku dhow waxaa fadhiista Ciidanka dowladda Soomaaliya gaar ahaan Ciidanka Booliska.

Dadka degaanka waxa ay xaqiijiyeen in aysan jirin Cid waxyeelo ay kasoo gaartay Qaraxaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here