{DHAGEYSO+SAWIRO} Qaabkii Canaga yar looga Xaday Isbitaalka SOS ee Muqdisho

0
167

Hooyo Xaawo Maxamed Maxamud oo ah hooyada dhashay wiilka la xaday aabahiis ayaa warbaahinta u faah faahisay qaabka looga xaday Canuga ay ayeeyada u tahay oo xalay maqribkii lagu xaday isbitaalka SOS ee Magaalada Muqdisho,

Canugan oo wiil ahaa ayaa dhalnaa 24-saacadood, iyadoo uu khamiistii ku dhashay isbitaalka, isla markaana shalay jimcihii laga xaday isbitaalka, xilligii Salaadii maqribka

   HOOS KA DHAGEYSO CODKA.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here