WAR DEG DEG:-Qarax Goordhow ka dhacay Magalada Boosaaso

0
85

Wararka lag helayo Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in goordhow halkaasi uu ka dhacay qarax geystay khasaaro kala duwan.

Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay agagaarka Hotelka Jubba ee Magalada Boosaaso,waxana wararku sheegayaan in lala beegsaday gaari nooca loo yaqaano Toyota Hilux oo goobta marayey.

Waxaa jira khasaaro kala duwan oo qaraxaasi uu geystay, iyad aoo uu sidoo kale burbru xoogan uu gaaray gaariga qaraxa lala beegsaday.

Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Puntland ayaa goordhow gaaray halka uu qaraxa ka dhacay,waxaana ay xireen wadooyinka soo galay goobta uu qaraxa ka dhacay,waxaana wararku ay sheegayaan in mararka qaar rasaas la maqlayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here