{DAAWO MUQAALKA} Qaabka ay uga Baxeen Baladweyne Gudiga Kormeerayaasha Wasarada Waxbarashada Somaliya

0
178

Qaabkee ayeey uga Baxeen Gobolka Hiiraan Gudiga Kormeerayaasha imtixaanaadkii Fashilmay ee Wasarada Waxbarashada Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Saraakiisha ka socday wasaarada Waxbarashada soomaaliya ayaa maal mahaan ku sugnaa baladweyne iyo Jowhar si ay uga qeyb qaataan hanaanka waxbarashada federaalka dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here