{DAAWO SAWIRADA} Arday ka qalinjibisay Dugsiga Sarre xaawo tako ee Magaalada Baladweyne

0
168

Xafladaa oo ay ku qalin badalanayeen arday dhameeystay dugsiga sare ee schooklka xawo tako ee magaalada beledweine ayaa ka dhacday hoolka weyn  maqayada maka

Xaflada ayaa waxaa kasoo qeeyb galay dad isugu jira waalidiin, macalimiin, iyo marti sharaf kala duwan

Ugu horeeyn cabdullahi cabdirashiid xasan oo kamid ah macalimiinta schoolka xawo tako ayaa ardayda kula dardaarmay ineey halkooda kasii wataan waxbarashada maadama aqoonta eey leedahay bilaaw oo aaysan laheeyn meel eey ku dhamaato

Ugu danbeeyn qaar kamid ah ardayda schoolka xawo tako ka qalin badalaneeysa ayaa ka hadlay dareenkooda ku aadan xafladan oo aay kaga udbayaan heerka dugsiga sare

Scholka xawo tako waa scholka kaliya ee ku yaala magaalda baladweyne  ee ardayda wax kaga bartaan si lacag laan ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here