(DAAWO SAWIRADA) Wasiiro iyo Xildhibaano Hirshabeelle oo Soo gaaray Baladweyne

0
261

Wasiiro iyo Xikdhibaano ka tirsan Maamulka Hirahabeelle ayaa soo gaaray Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa soo dhaweeyey Masuuliyeenta waxaana looso galbiyey gudaha magaalada Baladweyne.

Intaasi kadib ayey wasiirada waxaa ay booqdeen Guriga Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here