{DAAWO SAWIRADA} Xildhibaano ka tirsan dowladda Soomaaliya oo gaaray Magaalada Gaalkacyo

0
99

Xildhibaano ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, waxaana xildhibaanaddaan loo xil saaray dhibaatadii dhawaan ka dhacday Magaalada Gaalkacyo ee ku aadaneyd dadkii Shacabka ahaa ee lagu dilay Magaalada.

Wafdiggaan ayaa waxaa hoggaaminaya xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka, waxaana Magaalada si weyn ugu soo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee bulshadda.

Wafdiggaan ayaa sidoo kale waxaa ka mid ah Guddigii uu dhawaan soo Magacaabay Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo loo xil saaray dhibaataddii Gaalkacyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here