“Markii aan bilaabaynay waxay na moodayeen inaan waalannahay balse hadda ishooda ayaa macalin u ah”

0
99

Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed ayaa qabatay xafladdii u horraysay ee qalin jabin ah muddo ka badan soddon sano.

Dagaalkii Sokeeye ee Soomaaliya ka qarxay iyo ammaan xumo ayaa albaabada u laabtay jaamacadda oo Muqdisho ku taallay, waxaase dib loo furay sannadkii 2014.

In ka badan 130 arday ayaa dhigrii ka qaatay jaamacadda, iyaga oo shahaadooyinkooda lagu gudoonsiiyay xaflad Isniintii dhacday.

Sannadkii 2014 waxaa jaamacadda codsaday 550 arday oo kali ah, balse sannadkii 2018 tirada ardayda codsaday ayaa sare u kacday waxayna gaartay 5,070.

Arday badan ayaa muujiyay walaaca ay ka qabaan ammaanka.

Cabsida ay ka qaybtay ururka Al Shabaab ayaa ahaa carqaladdii ugu waynayd ee ay markii hore qabtay Yusra Cusmaan Shariif oo ka mid ah ardayda hadda qalin jabisay.

“Markii aan jaamacadda billaabayay waxaan qarin jirin aqoonsiga jaamacadda, marka uu qof i waydiiyo jaamacadda aan dhigtana waxaan isku dayi jiray in aan marin habaabiyo” ayay tiri Yusra.

.

Ardaydaan oo ah dufcadii labataan ee ka qalinjabisa Jaamacada tan iyo markii la aasaaysay sanadkii 1954 tii ayaa ka qalinjabinaya 5 kuliyadood oo ka mid ah lix kuliyad oo lagu bilaabay jaamacada sanadkii 2014.

Afar sano ka hor, Markii jaamacada Umadda la furaayay duruufa amaanka Jira awgood arday badan waxay Cabsi ka qabeen In ay jaamacada ay ku biiraan.

131 arday oo ka mid ahaa tira yar ee jaamacada ku biiray xiligaas ayaa maanta guranaya miraha dadaalkoodi.

.

” Markii aan jaamacada Bilaabeynay waxey eheyd xili markii nala dhaho jaamacadeed dhigataa aan sheegan jirnay Jaamacado kale angoo qarineynaa ID iyo buugaagteena si aanan naloo ogaanin in aan dhigano Jaamacadda umadda xaalada amni daro ee wadanka ka jirtay aawgeed waxaana ku bilaawnay 64 arday waxaana ku dhameynay 20 q

XIGASHA BBC

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here