{DAAWO SAWIRADA} Aqalka Sare oo Kulan uga Furmay Magaalada Muqdisho

0
92

Golaha Aqalka Sare BFS ayaa kulankoodi 10aad ,kalfadhiga 5aad ku leh xarunta Aqalka Sare ,ayada oo uu shir Guddoominaayo Guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya senator Cabdi Xaashi Cabdullahi.
Ajengada Kulanka: Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranaka(GMCQ).

Guddomiyaha Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada, Arimaha Bina’adannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ayaa akhriyay warbixin ku saabsan heerarka kala duwan ee uu soo maray Hindise Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranaka(GMCQ).

Senator/Prof/Dr. Osman Mohamud Dufle oo ah xubin Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada, Arimaha Bina’adannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ayaa akhriyay warbixin Qodabada Wax kabadalka Lagu sameeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here