{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Kuufur Galbeed Soomaaliya oo la Kulmay safiirka Dowladda Qatar ee Soomaliya

0
171

Madaxweynaha Kuufur Galbeed ee Soomaaliya Cabdi Casiis Maxamed ayaa Manta Qaabilay  safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Dalka soomaaliya Xasan Binu Xamza, waxaana ay ka wada hadaleen sidii loo dardar gelin lahaa mashaariicda ay DWLD Qatar ka fulinaysa deegaanada KG & sidoo kale Gacan wayn ooga gaysan lahayd Caafimaadka & wxbarashada