{DAAWO SAWIRADA} Madaxweyne Waare oo Dhuusamareeb kula kulmay Odayaasha Dhaqanka

0
112

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare oo Maanta gaaray Dhuusamareeb & Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa waxaa ay kulan la leeyihiin Odayaasha & Waxgaradka Gobolka Galgaduud.

Kulanka ayaa waxaa intiisa badan looga hadlayaa xal u helida dagaal laba beelood oo kazoo kala jeeda Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud ku dhexmaray deegaano hoostaga degmooyinka Matabaan & Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

U jeedada ugu weyn ee uu Madaxweynaha Hir-Shabeelle u tegay Magalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ay aheyd xal u helida dagaaladaas oo ahaa kuwa soo lab laabtay,waxaana kulanka la filayaa in Go’aano laga soo saaro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here