{DAAWO SAWIRADA} Ra’iisul Wasaare Kheyri Oo booqasho ku tegay waddada isku xirta Garoonka diyaarada iyo magaalada Dhuusamareeb

0
153

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo maanta booqasho ku tegay waddada isku xirta Garoonka diyaarada iyo magaalada Dhuusamareeb oo lagu nafiifinayay ololaha Isxilqaan ayaa ammaanay dadaallada bulshada ku nool magaalada ay ugu diyaar garoobayaan marti gelinta shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here