DEG DEG: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo maanta magacaabay guddiga KMG ee diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka.

0
152

Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta magacaabay guddiga KMG ee diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka.

Guddigaan ayaa ka kooban 15 xubnood oo dhamaantood ah xildhibaano ka tirsan golaha shacabka.