{DHAGEEYSO} Heshiis Laga Gaaray Dagaal Beelledkii ka dhacay Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan

0
154

Xili dhawaan Deegaano hoostaga Degmada matabaan ee Gobolka Hiiraan ay ka dhaceen Dagaal beelledyo sababay dhimasho iyo dhawac ayaa waxaa ku baxay Odoayaal kazoo kala jeedo Hiiraan iyo Galgaduud.

Nabadoon Cilmi Hagar Guure   oo kamid ah Odoyaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa Radio Hiiraanweyn ugu waramay Qobada kazoo baxay Heshiiska Labada Beellod

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here