{DAAWO SAWIRADA} Dhaq Dhaqaaq Ganacsi oo Xiliga Habeenkii Ah Ka Biloowday Degmada Matabaan Ee G.Hiiraan

0
107

Hanaqaad Ganacsiga Xiliga Habeenkii ah ayaa ka Biloowday Degmada Matabaan ee Ee Gobolka Hiiraan Kadib Markii Degmada laga Hirgaliyey Markii Ugu Horeysay Soolarada ku shaqeeyo Cad Ceeda.

Ganacsatada Degmada ayaa sheegay in uu is badalay Dhaq dhaqaqa Ganacsiga Xiliga Habeenkii Ah 25 Soolar oo ah kuwa Cadceeda ku shaqeeyo ayaa markii ugu Horeeysay Laga Hirgaliyey Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.

{}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here