{DAAWO SAWIRADA} Hoolka ay ka dhaceeyso Doorashada Madaxweynaha Jubbaland

0
122

Musharixiinta Maanta ku tartamaya doorashada Madaxweynaha Jubbaland  ayaa Arbacadii todobaadkaan waxaa ay jeediyeen khudbadahoda musharaxnimo oo ay kusoo bandhigayeen waxaa ay qaban doonaan,waxaana ay kala yihiin.

1: Axmed Maxamed Islaam

2: Maxamuud Muxumed Cumar (Kuuloow)

3: Musharax Maxamed Cumar Geedi

4:  Canab Maxamed Daahir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here