Banaanbax looga soo horjeedo shirkii dhuusamareeb oo ka socda Cadaado

0
122

Banaan bax xoogan ayaa haatan waxaa uu ka soconayaa Magaaladda Cadaado ee Gobalka Galgaduud, sid hiiraanweyn ay soo sheegayo dadka deegaan ee ku sigan Magaaladda Cadaado

Dadweyne aad u fara badan ayaa lagu arkayaa wadooyinka Magaalada Cadaado, kuwaasi oo dibad bax  ay kaga soo horjeedaan shirkii ku soo dhamaaday Magaalada Dhuusamareeb halkaasi ka dhigaya.

Qaar ka mid ah banaanbaxayaasha oo la hadlay warhaahinta ayaa madaxda dowladda Dhexe ka dalbaday in ay cadeeyaann mowqifkodoa ku aadan Magaalada Cadaado.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa soo xiray shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Maamulka Galmudug oo maalmihii la soo dhaafay ka socday Magaalada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here