{DAAWO MUUQAALAKA} Xiisadda u dhaxaysa Iran iyo Maraykanka oo Cirka isku shareertay

0
509

Iran ayaa ku hanjabtay “aargudasho darran”, waxaana ay sheegtay in Mareykanka uu qaadi doono mas’uuliyadda cawaaqibka ka dhasha dilka mid ka mid ahaa taliyayaasheedii sare, Jeneral Qasem Soleimani.

HAALKAAN HOOSE KADAAWO MUUQAALKA