{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Hirshabelle Oo gaaray Magaalada Bula burde

0
191

Wafdi uu horkacaayo Madaxweynaha dowlad gobaleedka hirshabeelle maxamed cabdi waare ayaa soo garay dagmada buloburte ee gobalka hiiraan

waxana garoonka diyradaha kuso dhawey wasiirka wasarada arimaha gudaha dowlad gobaledka hirshabeelle maamulka dagmada bulloburte ciidamada booliska oo salan sharaf ka qatay madaxweynaha iyo bulashada qeybaheda kala duwan soo dhaweyn

intaas kadib ayaa waxa madaxweynaha loo soo galbiyay xerada amisoom halkaas uu kula kulmay maamulka dagmada sarakiisha amisom iyo qeybaha kala duwan ee bulshada

Ugu horeyn waxa soo dhawey madxweynaha kusimaha gudomiyaha dagmada buloburte liiban cabdi burusow wasiirka wasarada arimaha gudaha iyo dowladaha hoose maxamed cali caadle oo malmahan ku sugna dagmada ayaa warbixin kasii madxweynaha xalkada dagmada iyo halka ay wax u maran

sido kale waxa gobta ka hadlay gudomiyaha gobalka hiiran cali muxumed caraale oo qeyb kaahay wafdiga madxweyna ayna tahay markii ugu horeysay uu soo garo dagmada bulloburte tan iyo markii xilka loo magacabay

ugu danbeyntii aya waxa hadalka soo xeray madxweynaha dowlad gobaleedka hirshabeele maxamed cabdi waare iyo gudomiyaha kuxigeynka barlamanka hirshabeelle cabdi xuseen geedi