{DAAWO SAWIRADA} Madaxweyne Ware oo Baladweyne kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Amisom

0
159

Madaxweynaha DG HirShabeelle Md Dr Mohammed Abdi Ware ayaa maanta kulan kula qaatay Magaalada Ganacsiga ee Beledweyne Saraakiisha Ciidamada Amisom gaar ahaan Ciidamada Hiil-Walal ee Jabuuti.

Kulankaan waxaa qeyb ka ahaa Wasiir ku Xigeenka Amniga HirShabeelle iyo Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan waxaana kulankaan looga hadlay Barnaamijka nabadda iyo hawlgalada iyo lagama maarmaanimada Isku furida wadooyinka Gobolka Hiiraan.