{DAAWO SAWIRADA} Musharax madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug C/Wali Garyare oo siweyn loogu soo dhoweeyay Caabudwaaq

0
174

Musharax madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug C/Wali Ibrahim “Garyare” ayaa galabta siweyn loogu soo dhoweeyay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud oo uu ka soo¬†bilaabayo ololihiisa Doorashada .

Musharaxan ayaa ka mid ah Xubnaha u tartami doona kursiga madaxweyne Ku xigeen ee Galmudug isagoo ah shaqsi lagu Xasuusto doorkiisa Wax ka dhihida siyaasada Dalka iyo in uu ka mid ahaa Xubnihii muuqday ee Xisbiga Wadajir oo aad u dhaliila Siyaasada Dowlada Hada Jirta .