{DHAGEYSO} Xaaf oo Magacaabay Guddi Doorasho

0
112

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa maanta magacaabay Guddi doorasho oo Galmudug ah. Talaabdan ayaa ka hor-imanaysa qorshaha maamul u sameyta ee ay horkacayso wasaradda arrimaha gudaha ee dowladda Somalia. Xaaf ayaa ku eedeeyay dowladda Somalia inay caqabad ku tahay dhismaha maamulka Galmudug.

Dhinaca kale, waxaa Dhuusamareeb ka socda howlaha ay wadaan guddiga dhismaha maamulka Galmudug oo sheegay inay filayaan inay soo dhammeysitraan soo xulista xildhiaaanna Galmudug.